Ciidamada Dowlada oo Nolosha ku qabtay rag Ahlu Sunna u dagaalamayay (Sawirro)

Ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa magaalada Guriceel ku qabtay qaar kamid ah ragii u dagaalamayay kooxda Ahlu Sunna ee dagaalka kala soo horjeeda ciidamada huwanta ah. Sida ana wararka ku helnay ciidamada Dowlada federaalka ayaa shalay ilaa saakay gacanta ku dhigay ku dhawaad 20-nin oo katirsanaa dagaalyahanada kooxda Ahlu Sunna, waxaana … Continue reading Ciidamada Dowlada oo Nolosha ku qabtay rag Ahlu Sunna u dagaalamayay (Sawirro)